ተዛማጅ ዝማኔዎች
እየታየ 5/5 ንጥሎች
2026-05-06 15:02
8.5K
9
23
📕** DAREENKI** **QARSONA**
──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary
🔐Join us @audiosomalilibrary
🔐Join us @somsoft
🔐Join us @somsports
🔐Join us @somgames
🔐Join us @ilaqosal
──────────────────
❤
19
👍
1
2026-05-15 14:18
6.8K
1
3
📚 **DHAMBAAL**
Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii dacwadda Tabliiqa ee Geeska Afrika. Qoraagu waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa noloshii Sheekha, waxbarashadiisii, socdaalladiisii, ganacsigiisii, iyo kaalintii weynayd ee uu ku lahaa faafinta dacwadda Islaamka ee dhulka Soomaalida.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dhambaal
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Cabdiqani Maxamed (Caddaani)
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.7 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 278
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶:
❤
25
👍
5
2026-05-15 15:18
7K
4
10
📕** DHAMBAAL**
──────────────────
🔐Join us @Somalilibrary
🔐Join us @audiosomalilibrary
🔐Join us @somsoft
🔐Join us @somsports
🔐Join us @somgames
🔐Join us @ilaqosal
──────────────────
❤
24
2026-05-27 01:40
3.8K
2
**Bahda Somali Library**
Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid wanaagsan, bash bash iyo barwaaqo Alle ha idinka yeelo, acmaashiinna suubban hana idinka aqbalo.
Alle ha inagu gaarsiiyo ciido kale annagoo caafimaad qaba, nabad iyo farxad ku wada nool.
Eid Mubarak dhammaan bahda Somali Library
❤
34
👍
5
2026-05-29 17:25
3.1K
1
❓❓Most Respected SomaliChannels
❤
3