Telefishinka Qaranka

Telefishinka Qaranka

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Iscritti
104.1K
24h Visualizzazioni
13.2K
Visualizzazioni massime
25.2K
Post al giorno
0.3
Tasso di coinvolgimento
1.7%

Aggiornamenti correlati

Visualizzazione 5/5 elementi
25K 10
Ururka 203-aad, Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Salaad Macalin Cusmaan Cabdiyow (Salaad Dheere), kaas oo lagu qabtay Tuulada Soo-Maray oo 5KM dhinaca galbeed kaga beegan deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabeellada Hoose. Horjoogahan ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa abaabulka iyo hagidda maleeshiyaadka tuulooyinka Buula Cabdulle, Mudulow, Buula-doonka, Ugunji Busley iyo Soo-Maray, oo dhammaantood h
Post image
145 👍 29 👎 7 👏 4 🔥 7
25K 9
Post image
25.1K 9
Post image
25.2K 9
Post image
13.2K 3
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.
Post image
88 👌 3 👍 25 👎 19 💯 10 🔥 5 custom 1