SOMALI LIBRARY

SOMALI LIBRARY

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah Fadlan wixii Su'alaha la xariir @liibaanwaasuge @Mfaratoon

Подписчики
75.8K
24h Просмотры
3.1K
Пиковые просмотры
8.5K
Постов в день
0.2
Уровень вовлеченности
2.9%

Связанные обновления

Показано 5/5 элементов
8.5K 9 23
📕** DAREENKI** **QARSONA** ────────────────── 🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal ──────────────────
Post image
19 👍 1
6.8K 1 3
📚 **DHAMBAAL** Buuggan “Dhambaal” waxa uu ka warramayaa sooyaalkii iyo halgankii Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo bilawgii dacwadda Tabliiqa ee Geeska Afrika. Qoraagu waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa noloshii Sheekha, waxbarashadiisii, socdaalladiisii, ganacsigiisii, iyo kaalintii weynayd ee uu ku lahaa faafinta dacwadda Islaamka ee dhulka Soomaalida. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Dhambaal 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Cabdiqani Maxamed (Caddaani) 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 278 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶:
Post image
25 👍 5
7K 4 10
📕** DHAMBAAL** ────────────────── 🔐Join us @Somalilibrary 🔐Join us @audiosomalilibrary 🔐Join us @somsoft 🔐Join us @somsports 🔐Join us @somgames 🔐Join us @ilaqosal ──────────────────
Post image
24
3.8K 2
**Bahda Somali Library** Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid wanaagsan, bash bash iyo barwaaqo Alle ha idinka yeelo, acmaashiinna suubban hana idinka aqbalo. Alle ha inagu gaarsiiyo ciido kale annagoo caafimaad qaba, nabad iyo farxad ku wada nool. Eid Mubarak dhammaan bahda Somali Library
Post image
34 👍 5
3.1K 1
❓❓Most Respected SomaliChannels
3